Xusni Mubarik oo dalkaas soo xukumayey Muddo Soddon ah, ayaa hore loogu helay inuu lug ku lahaa dilka Boqolaal Qof oo ka qaybgelayey Dibad-baxyo isaga ka dhan ahaa, kuwaas oo dhacay xilligii xilka laga tuurayey.Kulanka Maxkamadda oo saaka ka dhacay xarunteeda magaalada Al-Qaahira ayaa lagu sheegey inaanu lahayn wax dembi ah Mubaarak iyo wasiirkiisa arimaha gudaha iyo laba wiil oo uu isagu dhalay.
Maxamed Xusni Mubaarak ayaa ku dhowaad laba sano waxa uu ku jiray gacanta Xukuumadda Siisi,waxaana haatan la sheegey inaanu lahayn wax dembi ah,taas oo u muuqata mid aan waxba ka jirin,maadaama Ciidanka masar dhamaadkii sanadkii 2010 ay geysteen gumaad Banii Aadamnida ka baxsan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment