Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Adan (Saleebaan-nuur), iyo Shirgudoonka Golaha Guurtida, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) anha Guddoomiyaha Xisbiga WADANNI, iyo Ghirgudoonka Golaha Wakiiladda, Gudoomiyah Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo gudoomiye-xigeenada xisbiga Kulmiye, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo gudoomiye-xigeenada xisbiga Ucid.
Wasiirka Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Arrimaha Dibedda Md. Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancade, Wasiirka Hawlaha Guud Md. Cabdirasaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Duulista Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed, Wasiirka kaluumaysiga Md. Cali Jaamac Buureed, Wasiirka Cadaaladda, Md. Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Warshadaha Md. Abiib Diiriye Nuur, Wasiirka Ganacsiga Md. Muuse Qaasim, Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed, Wasiirka Biyaha, Md. Xuseen Axmed Cabdulle, Wasiirka Warfaafinta, Cabdillahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka Ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal, Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha, Md. Cali Xaamud Jibriil, Wasiirka Dib-u-Dejinta Md. Axmed Cabdi kaahin, Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Gaashaandhiga Md. Axmed X.Cali Cadami, Wasiirka Boosaha, Md. Maxamed Jaamac Abgaal, Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Adan, Wasiirka Deegaanka Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, Wasiir-xigeenka kaluumaysiga Md. Cabdikariim Maxamed Mooge,
Taliyaha Ciidanka Socdaalka G/sare Maxamed Cali Yuusuf (Inna-cambaro), Taliyaha Sirdoonka Qaranka Jaamac Maxamed Bootaan, Chief Caaqil Ibraahim Sheybe Maxamed, Maareeyaha Dekedda Eng. Cali Maxamed Cumar (Cali-xoor-xoor), maareeye-xigeenka dekedda Cumar Abokor Jaamac, weriye Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye), dhamaan waxay tacsi u dirayaan:
Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud geerida ku timid walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud (Jaamac-bureeqo) oo ku geeryooday magaalda Liverpool ee dalkan UK.
Waxay ilaahay uuga baryayaan inuu jannadiisi FARDOWSA ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii, iyo ummada Somaliland ahna ka siiyo samir iyo iimaan..Aamiin…………………Aamiin………………..Aamiin
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment