Tuesday, December 16, 2014

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Aloosan Gobolka Awdal

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo la xidhiidha xaalada gobolka awdal iyo xiisada ka aloosanba.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment