
39-Mudane ayaa xeerkan ogolaaday, waxana uu Guddoomiyuhu Mudanayaasha ku wargeliyey in sida sharcigu dhigayo xeerkan loo gudbin doono Madaxweynaha Somaliland si loo saxeexo, maadaama uu yahay xeer Muhiim u ah in doorasho waddanka ka qabsoonto xilligii loogu talo galay.
Xeerkan ayaa ahaa midkii uu ka dhashay Buuqa iyo murankii keenay in Mudanayaashu laba garab u kala jabaan, waxana dhamaanba qoddobadii muranka keenay meesha kasoo saaray Aqalka Guurtida oo isagu keenay Xalkii arrintaas lagusoo af jaray.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment