Hargeysa (Himilo)-Fadhigii golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayaa mudanayaashu ku ansixiyeen ajandaha Kalfadhiga 28aad ee Golaha Wakiilada.
Fadhigan oo uu Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa mudanayaashu waxay cod gacantaag ah u qaadeen ajandaha Kalfadhiga 28aad, kaasoo ay ku ogolaadeen.
Haddaba, jawiga fadhigan iyo sidii codeyntani u dhacday oo dhameystiran daawo.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment