Monday, August 3, 2015

DAAWO: Madaxwayne Silaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiil Ku Xigeenka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya

Hargeysa August 3, 2015-(Himilo) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wakiil ku xigeenka Ergeyga qaramada Midoobay U Qaabilsan somaliya iyo somaliland oo dalka safar ku yimid.

Halkan Hoose Ka Daawo



Himilomedia.com

Hargeysa Office

No comments:

Post a Comment