Saturday, August 8, 2015

DAAWO: Shirgudoonka Golaha Guurtida Oo Mudanayaasha Uga Waramay Natiijada Kulan gaar ah oo ay Madaxweynaha La Yeesheen

Hargeysa (Himilo)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa mudanayaasha uga waramay waxyaalaha golaha u qabsoomay kal fadhigii 56aad iyo intii ay fasaxa ku maqnaayeen iyo kulan gaar ah oo shirguddoonka iyo guddiga joogtada ahi la yeesheen madaxweynaha oo ku saabsanaa sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii dhawaan golaha guurtidu u sameeyey Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa iyo Golaha Wakiilada iyo guud ahaan xaalada siyaadeed ee dalka, furitaanka kalfadhigan oo dhameystiran daawo.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment