Hargeysa (Himilo)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah Cullimada waa weyn ee dalka Somaliland ayaa salaadii jimcaha Masjidka Quba ee ku yaala xaafada Xawaadle ee waaxda 26ka Juun ee Magaalada Hargeysa oo dadweyne tiro badani ku tukanayeen ka jeediyey khudbad ku saabsan dilalka dalka ku soo badanaya arrimo kale oo xasaasi ah oo la xidhiidha xaalada dalka, khudbadaasi oo dhameystiran daawo.
HALKAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=Wbi1jks3NGA
Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment