Hargeysa August 15,2015(Himilo)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay dilalka kusoo badanaya gudaha somaliland iyo ciidanka qaranka.
Xildhibaan waxaa uu sheegay inuu masuul ka yahay taliyaha ciidanka qaran somaliland isla markaana wakhtigan loo baahanyahay inuu casilo maadaama uu xal u waayay saraakiisha ay dilayaan askartii amarka ka qaadanaysay.
Xildhibaan xoog waxaa uu sidoo kale ka hadlay laba dil oo todoba cisho gudahood ka dhacay magaalada Hargeysa.
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan.
https://www.youtube.com/watch?v=tAYIwBFmDjY
Himilomedia
Hargeysa Office
No comments:
Post a Comment