Sunday, August 9, 2015

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Aamina Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye) iyo caruurteeda, Cibaado Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaajigeeda iyo caruurtooda, Rooda Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye), Xaajigeeda iyo caruurtooda, Ismaaciil Sh. Axmed Sh. Maxamed, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maxamuud Cali Sh. Maxamed, Maxamed Ibraahim Sh. Maxamed, Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Cabbdalle Ibraahim Sh. Maxamed, xaaskiisa iyo caruurtiisa, Maxamed Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed iyo Xaaskiisa, Xaliimo Sh. Axmed Sh. Maxamed, xaajigeeda iyo caruurtooda, Sahra Cali Sh. Maxamed, Xaajigeeda iyo caruurtooda, Farduus Cabdiraxmaan Sh. Maxamed, xaajigeeda iyo caruurtooda, Faadumo Ibraahim Sh. Maxamed iyo caruurteeda, Huda Ibraahim Sh. Maxamed iyo caruurteeda, Khadija Dr. Cabdilaahi Sh. Maxamed iyo xaajideeda, Dr. Zainab Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed (Walaaleye) iyo xaajigeeda, Xaawa Sh Axmed Sh Maxamed Cismaan (Walaaleye), xaajigeeda iyo caruurtooda, Aamina Cali Sheekh Maxamed (Walaaleye), xaajigeeda iyo caruurtooda, Salma Cabdiraxmaan Sh. Maxamed, dhamaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayaan

Maxamed Cali Sh. Maxamed Cismaan (Walaaleye)

&

Hinda Muxumed Khaliif

Oo todobaadkan meherkoodu ka dhacay magaalada Burco, waxaanay leeIahiin noqda lamaanahii arooskooda ku gaadha wiil iyo caano, gabadh iyo caano..aamiin…aamiin…aamiin…aamiin..aamiin

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment