Berbera (Himilo)-Wakiil ku xigeenka ergeyga gaarka ee qaramada midoobay Mr Peter oo booqasho hawleed ku jooga Somaliland oo booqday magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera.
Ujeedada Booqashadan ayaa aheyd sidii ay ugu kuurgali lahaayeen xaalada dadka qaxoontiga ah ee u dhashay dalka Yemen ee ku sugan magaalada Berbera iyo adeegyada ay dawlada Somaliland u qabato iyo heerka goobaha muhiimka ah ee ku yaala magaalada Berbera.
Booqashada weftigan iyo kulamadii masuuliyiinta dawlada Somaliland la yeesheen oo dhameystiran daawo.
HALKAN KA DAAWO
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment