Wednesday, August 12, 2015

Xukuumaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ee 1967-kii

Dawladdii uu soo dhisay Raysal-wasaare Maxamed X. Ibraahin Cigaal sannadkii 1967-kii, waxa ay ka koobnayd 17 wasiir.

  1. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
    Raysal Wasaaraha & Wasiirka arrimaha Dibedda ee Soomaaliya

  2. Cali Cumar Sheegoow
    Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibedda

  3. Yaasiin Nuur Xasan Bidde
    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha

  4. Yaxya Yuusuf Iimaan Guuleed
    Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga

  5. 5. Xaaji Faarax cali Cumar
    Raysal Wasaare ku-xigeen & Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

  6. Xasan Xaaji Cumar Camay
    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta

  7. Cali Maxmed Cosoble
    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada

  8. Cabdinuur Maxamed Xuseen
    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

  9. Xareed Faarax Nuur
    Wasiirka Wasaaradda is gaadhsiinta iyo Gaadiidka

  10. Aaden Isaaq Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

  11. Cali Caliyoow Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha

  12. Ismaaciil Ducaale Warsame
    Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

  13. Cabdulahi Maxamed Qablan
    Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta

  14. Aaden Shire Jaamac
    Wasiirka Wasaaradda garsoorka iyo Arrimaha Diinta

  15. Maxamed Cali Dacar
    Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

  16. Cali Maxamed Hirabe
    Wasiirul dawlaha Xafiiska Raysal Wasaaraha

  17. Cabdillahi Jirde Ducaale
    Wasiirka Wasaaradda Maalgalinta iyo Horumarinta.


 

Maarij 1969 ayaa mar labaad loo dhaariyay Raysal wasaaraha Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, waxaanu soo dhisay dawlad cusub.

Dawladdani waxay ka koobnayd 16 wasiir.

  1. Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal
    RaysalWasaaraha & Wasiirka Arrimaha dibedda

  2. Hilowle Macallin Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga

  3. Suufi Cumar Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Maaliyada

  4. Yaasiin Nuur Xasan Bidde
    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

  5. Aaden Isaaq Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

  6. Aaden Shire Jaamac
    Wasiirka Wasaaradda garsoorka iyo Arrimaha Diinta

  7. Xaaji Muuse Boqore
    Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

  8. Micheal Mariano
    Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta

  9. Jaamac Gaani Axmed
    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud

  10. Cabdillaahi Ciise Maxamuud
    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

  11. Dr. Ismaaciil Jimcaale Cosoble
    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta

  12. Maxamed Sh.Maxamed Sh.Daahir
    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada

  13. Cali caliyoow Maxamed
    Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta

  14. Xirsi Bulxan Faarax
    Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha

  15. Cabdillaahi Jirde Ducaale
    Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga iyo Horumarinta Bulshada

  16. Cabdillaahi Maxamed Hirad
    Wasiirka Wasaaradda Beeraha


 

Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

Haragaysa, Somaliland

calicoomay@hotmail.com

Baadhis iyo Xog-Ururin

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment