Wednesday, August 12, 2015

Hambalyo Meher Farxad leh: Ridwaan Maxamed Xuseen iyo Xamda Sulaymaan Ismaaciil

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed, Tifatiraha Wargeyska Himilo  Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Caydaruus Sh Cumar Geedi, Jawhar Cabdillaahi Xuseen, Cismaan Axmed Cismaan, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf, Maxamuud Cabdilaahi Xasan (Qodax), Muna Cabdi Cali, Cabdiqani Cabdiraxmaan Siciid, Axmed Maxamed Cabdilaahi (Barre), Cabdilaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mawliid Aadan Cumar, Ilyaas Cabdi Cali iyo Siciid Food Muxumed.

Dhammaan Suxufiyiintaa iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan meherka:-

Ridwaan Maxamed Xuseen

iyo

Xamda Sulaymaan Ismaaciil

Oo 10 August, 2015 Meherkoodu ku qabsoomay Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Alla ha aqbalo.

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment