Monday, February 24, 2014

HAMBALYO MEHER WACAN

aroosWasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,  Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta  Gobollada Bari ee JSL, Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule), Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed,  Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul, Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi),  Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, La-taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi, Xog-hayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL, Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska,  Maxamed Ismaaciil Daahir, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Sharmarke Axmed Muxumed,  Caydaruus Mahdi Xaashi,  Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Mowliid Xaashi Maxamed, Caydaruus Mahdi Xaashi, Cabdikariin Axmed Jaamac, Hodan Axmed Jaamac,  Xamda Cumar Cabdi, Ifraax,  Sabaax Cali Diiriye,  Axmed Jaamac, Maxamed Warsame Xirsi (TT),  Najax Maxamed, Mahad Cabdoo Cumar, Axmed Yusuf Yaasin, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan iyo Xafsa Muuse Cabdi Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 24/02/2014 gaar ahaan HOTEL MANSOOR. Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR,

AAMIIN  AAMIIN AAMIIN  AAMIIN

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

 

No comments:

Post a Comment