Madaxweynaha oo aan haba-yaraae wadan wax illaalo ah, balse ay la socdaan Taliyaha ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan iyo Taliyaha Ciidanka Illaalada Madaxtooyada Gaashaanle Faysal Kaamil Ciise oo iyaguna aan xidhnayn Dirays-ka ciidanka.

maaha markii ugu horaysay ee Madaxweyne siilaanyo uu si kadis ah socdaal ugu baxo uu ku soo kormeero qaybaha kala duwan ee shacbiga, si uu wax uga ogaado xaalladaha dadweynuhu ku sugan yahay,haddii ay noqon lahayd mid ganacsi iyo mid nololeedba.
intaasi ka dibna Madaxweynaha oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa socod lug ah waxay ku soo mareen jidka laamiga ah ee halbowlaha hargeysa, ka dibna madaxweynaha oo wata gaadhi gaar ah ayaa ku guryo noqday madaxtooyada.
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment