Doorashadan ayaa ah mid lagu tartamayo Kuraasta Guddoomiyeyaasha gobolada, kuwa Aqalka Senateka, kuwa Aqalka Hoose, iyo waliba kuwa maxaliga, waxana ay tahay doorasho si gaar ah isha loogu hayo.Gobolka Minnesota ee ay Soomaalidu ku badan tahay ayaa iyagana ay tartamo dhowr ahi ka dhacayaan, waxana tartamadaas si weyn uga qaybqaadanaya dadka soomaalida ah ee Halkaas ku nool oo qudhoodu kuraas utartamaya.
Kuraasta lagu tartamayo, ayaa waxa badideeda Gacanta ku haya Xisbiga Taladda dalkaas Haya ee Dimuqraadiga, waxana uu xisbiga Jamhuurigu doonayaa inuu Haatan la wareego Gacanta sare ee Kuraastaas.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment