Sunday, August 2, 2015

DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag U Dhaliilay Hogaaminta Madaxweyne Silaanyo

Hargeysa (Himilo)-Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta shir jaraa'id oo uu magaalada Hargeysa ku qabtay kaga hadlay xaalada dalka iyo heerka hogaaminta madaxweyne Silaanyo.

HALKAN KA DAAWO



Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment