Tuesday, June 17, 2014

DHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulankii Axsaabta iyo Gudiga Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (Himilo) Saddexda xisbi qaran ee somalliland iyo gudiga doorashooyinka qaranka somaliland ayaa kulan gaar ah oo albaabadu u xidhan yihiin ku wada yeeshay xarunta gudiga doorashooyinka qaranka.

kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii ay labada Dhinac uga wada Socon lahaayeen Hawlaha Diwaan-gelinta Cod-bixiya-yaasha oo Dhawaan Lagu Wado inay Dalka ka Bilaabmaan. Markii Kulankaasi dhamaaday ayaa waxa warbaahinta uga waramay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe,

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/faysalaaaaaa-cali.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment