
“Waaxda La-dagaalanka Argagixisaddu waxay hayaan liiska magacyadda rag asalkoodu Somali yahay oo lagu tuhunsan yahay inay qorsheynayaan inay soo galaan Uganda si ay u fuliyaan weeraro Argagixiso” ayuu yidhi Afhayeenka.
Waxa uu intaasi ku daray inay feejignaantani timid kadib, markii uu iskaashi wada shaqeyn dhinaca Sirdoonka uu dhex maray Boliska Uganda iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Somalia “NISA”
Idaacadda Uganda Police Radio ayaa baahisay magacyadda 8 qof ee uu asalkoodu yahay Soomaalida ee laga cabsi qabo inay soo galaan Uganda si ay uga fuliyaan weerar Argagixiso.
Magacyada Sagaalka qof ee Boolisku liiskooda soo gudbiyeen ayaa kala ahaa sidatan:
1.Ibrahim Abdurahman Ahmed
2.Mohamed Nur Mumye
3.Abdirizak Yusuf Aden
4.Mohamed Hersi Yusufu.
5.Hussien Yusufu
6.Abdullahi Rage Omar
7.Mohamed Abdi Ali
8.Hassan Ali Liban
9.Bilal Aden Kheyre.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment