Monday, June 16, 2014

Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Madaxtooyada oo Dalka ku soo laabtay, Kana Hadlay natiijadSafar ay ku tageen Dalka Jabuuti

Hargeysa (Himilo)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo ay  maalmahanba ku marayeen Dalka Jabuuti iyo Xuduudka Somaliland ilaa Saylac oo ay wasiiradu u tageen hirgelinta  waddado Isku-xidhaysa magaalooyinka Saylac iyo Lawya-cado ee xuduudka Somaliland la wadaagto Jamhuuriyadda Jabuuti..

DSC_0011Sidoo kale wasiirku waxa uu si adag uga hadlay Fara-gelinta ay Maamulka Puntland iyo Somaliya oo is kaashanayaa ay ku hayaan Xuduuda Somaliland

Halkan ka dhegayso

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/xirsi.mp3"][/audio]

DSC_0014 DSC_0005

No comments:

Post a Comment