Thursday, June 5, 2014

DHEGAYSO: Wasiir Xirsi Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyey Gudida Dhismaha Wadada Baligubadle

Hargeysa (Himilo) Wasiirka madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali X Xasan oo wefti balaadhan hogaaminaya ayaa deeq lacageed oo dhan boqol kun oo dollar ku wareejiyey gudida dhismaha wadada Baligubadle.

Xafladii deeqdan lagula kala wareegay waxay u dhacday sidatan:-

xirsi iyo deeqda wadada baligubadle. 2HALKAN KA DHEGAYSO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/Wasiirka-Madaxtooyada-oo-Deeg-Lacag-ah-gaadhsiyey-Gudida-Wadada-Baligubadle.mp3"][/audio]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment