
Taliyaha Booliska Degmada garisa ayaa in ku daray in Dilka sheekhu uu ka dhacay meel dhawr tallaabo u jirta masaajidka Khaliifa .
Abaanduulaha ciidamada Degmada Garisa Charles Kinyua aya waxa uu sidoo kale sheegay in aanay ilaa iyo imika cadayn sababta ka danbaysa dilka Sheekh Cabdi Rashiid .
Abaanduulaha ciidamada Booliiska ayaa meesha ka asaray gabi ahaanba in dilkani ay ku lug leeyihin Al Shabba .
Taliyaha ayaa sheeagay in Booliiska ay imika wadaan badhitaano ku aadan dilalka sheekh cabdirashiid si gacanta loogu soo dhigo dadkii ka danbeeyey .
Dilka xalay ka dhacay Garisa ayaa ku soo beegmaya xili habeen ka hor Garissa qarax ka dhacay uu ku dhintay 1 qof halka 2-kalana ay ku dhaawacmeen.
Dhammaanba Deegaanada Kenya waxa soo wajahday Cabsi ka dhalatay Farogelintii ay ciidankeedu ku sameeyeen Soomaaliya, waxana Kooxaha Kenya ka soo horjeedaa Dilal iyo Weerarro Qorshaysan ka Geysteen Deegaano tiro badan oo Kenya yaalla.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment