u cimri degdegin kana badbaadaan xanuuno badan oo halis galin kara noloshooda, sida lagu sheegay natiijada cilmi baadhis ay sameeyeen khubaro ka tirsan Machad lagu magacaabo German Max Planck Institute.

Khubarada cilmi-baadhistan samaysay, waxa ay ku doodeen in farxadda iyo weji furnaanta ay haweenaydu u samayso Saygoodu ay kaalin muhiim ah oo heer sare ka qaadato fayo-dhawrka caafimaadka ninka dhhinac walba, taas oo ay sheegeen in horumarka, dadaalka iyo caafimaadka ninku ay ku xardhan tahay hadba nooca ay noqdaan hab-dhaqanadda ay kala kulmaan xaasaskooda.
No comments:
Post a Comment