
Wasiirka Amuuraha Dibada Xukumadda Soomaaliya C/rixmaan Bayle ayaa sheegay in sidoo kale Wasaarada Arrimaha Dibada Soomaaliya ay yareysay Shaqaalaha ka howlgala Safaaradaha Caalamka Dowladda Soomaaliya ay ku leedahay,kuwaas oo ilaa Saddex Shaqaale lagu soo koobay Dadka ka shaqeynaya, halka Safaaradaha Soomaaliya ee Caalamka lagu soo koobay iyagana ilaa 31 Safaaradood.
Soomaaliya ayaa Dalalka Caalamka ku leh Safaarado badan oo Xitaa Qaar aanay wada Shaqeyn wanaagsan lahayn Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment