
Wariye Axmed ayaa saaka markii maxkamadda la horkeenay dib loogu celiyey CID-da, iyadoo aan la ogayn muddada rumaanka ah ee loo diray.
Xilliga wariyahan la keenay maxkamadda ayaa ahaa mid aanay saxaafadda Madaxa bannaani joogin, waxana lagu warhelay iyada oo dib loogu celiyey xarunta Ciidanka dambi-baadhista oo markii horeba laga soo qaaday.
Dhinaca kale wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa mar uu u waramayey laanta afka somaliga ee BBC-da waxa uu sheegay in Wariyahan lagu Haysto war uu ka baahiyey caafimaadka madaxweyne siilaanyo warkaas oo uu ku tilmaamay mid been abuur ah.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment