
Madaxweynayaaasha Wadamadan ayaa sheegay sababta ay Safiiradaas uga ceydhiyeen Wadamadooda inay tahay iyagoo ka xun Xasuuqa Gaza-Falastiin ka socda,waxaana arintan ka cadhootay Dawladda Isreal oo dacwad ka dhan ah Wamadaas u gudbisay Dalka Mareykanka oo taageersan weerarka iyo Xasuuqa Isreal ay ka geysanayaan Gaza.
Dalalka Carabta ayaa iyagu dhammaantood ku faraxsan dhibka lagu hayo haweenka iyo carruurta reer Falastiin, waxana ay xataa shacabkooda udiideen inay wax tallaabo ah oo dadkaas la xasuuqayo loogu calool-debcayo muujiyaan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment