Minnessota:July,30,2014(Himilo)-Waxa Dalka maraykanka si xawli ah uga socda Qabanqaabada mudaharaad ka dhan ah madaxweynaha somalia oo ay wadaan Jaaliyadda reer somalia ee Halkaas Deggeni.

Jaaliyadda ayaa xilli horeba iska dhex magacowday guddi qabanqaabo oo mudaharaadka isku dubba ridda, taas oo ay isku dhaceen Safiirka dhawaan madaxweyne xasan u magacaabay dalkaasi ee Cumar cabdirashiid cali, kaas oo ku sugnaa magaalada minisota.
8-da Bisha ayaa la filayaa Madaxweyne Xasan Culusoow inuu Magaaladda Minnessota kulan la qaato qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalidda ee Minnessota.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment