
Taymullah, ayaa kasoo muuqday dalka Siiriya, Isagoo la taagan rag kuna hubeysan qoriga Ak-47, wuxuuna iminka ka barbar dagaalamaa, Kooxda ISIS.
Ma aha shaqsigii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo ku biira kooxda ISIS, Horaan wiil uu Adeer u yahay reysulwasaarihii hore ee Somalia oo ka yimid dalka Canada ayaa ku biiray kooxdaa.
Wiilka uu Adeerka u yahay Ra’isal wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon, ayaana ku goodiyay dagaal ka dhan ah dowladaha reer galbeedka.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment