Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in sidoo kale, Safaarada ay Libya ku leedahay u xidhay si ku-meel gaadh ah, islamarkaana Safaarada iyo Diblumaasiyiinteeda u wareejisay Dalka Tuunis.Sidoo kale, Qoraalka Wasaarada A/dibada Mareykanka, ayaa waxaa lagu sheegay in sababtu ay tahay Ammaanka Dalka Libya oo faraha kasii baxaya, isla-markaana ay wadanka kusii badanayaan Kooxaha xidhiidhka la leh Alqaacida.
Lama shaacin xiliga iyo goorta Safiirka iyo howlwadeenada Safaarada dalka Libya dib loogu soo celin doono, wallow Dowlada Mareykanka ay walaac ka muujisay Ammaan darida Dalkaasi ka taagan.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment