Wararka ka soo baxaya Dalkaasi ayaa sheegaya inay kooxdu si kedisa ah Gacanta ugu dhigeen 20-Gabdhood iyo laba wiil oo dhalinyaro ah, waxana ay ka kaxaysteen isla goobtii ay hore uga Qafaasheen Hablihii ka badnaa Labada Boqol ee Ardayda ahaa.Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in raga afduubka geystay ay ku labisnaayeen dareyska ciidamada isla markaana gawaadhi basas ah ku kaxeysteen gabdhaha ay afduubteen.
Kooxdu wali kama ay hadlin afduubkan lagu eedanaynayo, waxase ay tani tahay mid ka mid ah astaamihii lagu yaqaanay Kooxdan oo muddooyinkii dambe si weyn u soo xoogaysanaysay.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment