Saturday, June 7, 2014

AKHRISO: Go'aanka Ergada Golaha Guurtidu Ka Soo Saareen Khilaafka U Dhexeeyey Labada Garab Ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (Himilo) Ergada golaha guurtida somaliland ee muddooyinkan  danbe gacanta ku haysay xalinta khilaafka u dhexeeyey labada garab ee  xisbiga kulmiye ayaa soo saaray go,aan ay si wada jir ah u aqbaleen dhinacyadii xisbiga kulmiye ee khilaafku u dhexeeyey ee ay kala hogaaminayeen madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo guddoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Go'aanka ergada golaha guurtida oo dhameystiran ayaa waxa uu dhignaa sidan:-




 


10441098_578415998938924_3826807739439335957_n


PAGE 1 page 2Page 3Himilomedia.com


Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment