Hargeysa (Himilo) Ergadii golaha guurtida somaliland ayaa soo saartay go'aan xal u ah khilaafka labada garab ee xisbiga kulmiye ee ay kala hogaaminayeen madaxweyne Silaanyo iyo guddoomiye Muuse Biixi.
Ergada golaha guurtida ayaa go'aankan kaga dhawaaqday xarunta qasriga madaxtooyada oo ay goob joog ahaayeen dhinacyada khilaafku u dhaxeeyey, kuwaasi oo si buuxda u aqbalay go'aanadaasi.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/Khilaafkii-Xisbiga-Kulmiye-oo-la-soo-afjaray-Maanta.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment