Tuesday, June 3, 2014

DHEGAYSO: Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Wadani Oo Ka Digay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Silaanyo

Hargeysa (Himilo) Xoghayaha siyaasada ee xisbiga waddani Maxamuud Raage ayaa

waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay caddaalada iyo sinaanta umadda ilaaliso, isagoo sidoo kale shacabka ugu baaqay inay ka dheeraadaan qabyaalada.

waxa uu tilmaamay inaanay ku faraxsanayn khilaafka xisbiga kulmiye, isagoo ugu duceeyey inay rabbi xaqa tuso oo ay isku tanaasulaan.

waxa uu sheegay in wasiirkii hore ee amnigu uu ahaa nin cadhooday, balse aanay xukuumadduna u tudhin, isagoo soo jeediyey in tartanka mid xarrago leh laga dhigo.

waxa uu xaaraan ku tilmaamay in muddo kordhin la sameeyo, isagoo arrintaas guurtida uga digay waxaanu yidhi:-

HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/06/raage.mp3"][/audio]
Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment