Wednesday, January 7, 2015

DAAWO: Hogaanka Cusub Ee Ururka Suxufiyiinta Solja Oo Xilkii Kala Wareegay Hogaankii Hore

Hargeysa (Himilo) Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen hogaanka cusub ee dhawaan loo doortay ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja iyo hogaankii hore ayaa lagu qabtay Maansoor hotel ee caasimada Hargeysa.

xafladan xil-wareejinta ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin, suxufiyiin iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment