Saturday, January 24, 2015

DAAWO: Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyey Dhaliilaha Axsaabta Mucaaridka ahi Ujeediyaan Socdaalka Madaxweynaha Ee Buur Ilaa Banaan

Hargeysa (Himilo)-Hogaanka xisbiga talada dalka Somaliland Haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay siday u arkaan socdaalka madaxweynaha ee la magac baxay Buur ilaa Banaan ee uu ku soo maray gobolada dalka qaarkood.

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye oo si wada jir ah shir jaraa'id ugu qabtay xarunta xisbiga kulmiye ee magaalada Hargeysa ayaa soo dhaweeyey socdaalka madaxweynuhu ku marayo gobolada dalka, isla markaana daadifeeyey dhaliilaha xisbiyada mucaaridka ahi u jeediyaan socdaalkaasi.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment