Wednesday, January 7, 2015

DAAWO: Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Qaarada Maraykanka

Hargeysa (Himilo) Guddoomiyaha xisbiga kulmiye ee dalka maraykanka Gar-yaqaan Naasir ayaa wareysi lala yeeshay ka xogwaramay xaalada xisbiga kulmiye iyo heerka taageerada qurbe-jooga uu ku leeyahay, iyo qorshe cusub oo kulmiye ku baadidoono inuu hanto taageerada qurbe-jooga Somaliland.

Wareysigaasi oo dhameystiran daawo.

HALKAN KA DAAWO

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment