Thursday, January 22, 2015

DAAWO: Wasiirka Caafimaadka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Hargeysa

Hargeysa (Himilo)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo toosiye) ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada hargeysa ka dib markii uu soo dhameystay socdaal maalmo qaatay oo uu ku sugnaa gobolka Buuhoodle oo uu kaga qaybgalay caleemo-saarkii garaadka.

HALKAN KA DAAWO SOO DHAWEYNTA WASIIRKA

[video width="854" height="480" mp4="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Dr-Xaglo-Toosiye-oo-Lagu-Soo-Dhoweeyey-Hargaysa-2015.mp4"][/video]

Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment