Wednesday, January 21, 2015

DHEGAYSO: Khudbadihii Laga soo Jeediyey Soo Dhaweynta Madaxweynaha ee Magaalada Laascaanood

Laascaanood (Himilo )-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ku guda jira socdaalka lamagac baxay Buur ilaa Banaan, ayaa gaadhay gobolka sool gaar ahaan magaalo madaxda Laascaanood halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey, ka dibna uu uga sii gudbay fadhiisimada ciidanka qaranka ee xuduudka ku teedsan.

HALKAN KA DHEGAYO

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Cabdiraxmaan-Maxamed-Jibinjaawi-Ganacsato-reer-Sool-.mp3"][/audio]

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Carfi-Jaamac-Cali-Bahwaynta-Nabada-Gobolka-Sool-.mp3"][/audio]

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Maayarka-Gobolka-Sool-Ee-Laascaanood-1.mp3"][/audio]

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Wasiirka-Warfaafinta-JSL-Cukuse-.mp3"][/audio]

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Madaxwaynaha-ee-laas-caanood.mp3"][/audio]

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment