Thursday, January 22, 2015

DAAWO: Weftigii Madaxweynaha Somaliland Hogaaminayey Sida Loogu Soo Dhaweeyey Degmooyinka Iyo Tuulooyinka U Dhexeeya Burco Iyo Berber

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey oo u soo kicitimay dhinaca gobolka Saaxil, isla markaana si diiran loogu soo dhaweeyey degmooyinka iyo tuulooyinka u dhexeeya Burco Iyo Berbera, halkaasoo madaxweynuhu si toos ah ugu kuurgalay xaalada dadka ku dhaqan deegaanadaasi.
IMG_5701Intaasi ka dibna waxa uu madaweynuhu u soo dhaqaaqay dhanka caasimada Gobolka Saaxil ee Berbera waxaana kaantaroonka magaalada kaga hor yimid kumanaan shacbiga berbera ah oo madaxweynaha halkaasi ku soo dhaweeyey kana soo gelbiyey oo soona gaadhsiiyey guriga martida ee berbera, halkaas oo madaxweynuhu caawa u hoyday, lana filaayo inuu mashaariic kala duwan ka fuliyo gobolka saaxil inta uu ku sugan yahay madaxweynuhu.
HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

[gallery columns="4" ids="14523,14522,14521,14520,14519,14518,14517,14516,14515,14514,14513,14512,14511,14510,14509,14508,14507,14506,14505,14504,14503,14502,14501,14500,14499,14498,14497,14496,14495,14494,14493,14492,14491,14490,14489,14488,14487,14486,14485,14484,14483,14482,14481,14480,14479,14478,14477,14476,14475,14474,14473,14472,14471,14470,14469,14468,14467,14466,14465,14464,14463,14462,14461,14460,14459,14458,14457,14456,14455,14454,14453,14452,14451,14450,14449,14448,14447,14446,14445,14444,14443,14442,14441"]

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment