Monday, January 5, 2015

DHEGAYSO: Gudiga Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo Ka Warbixiyey Deeqo Lacageed Oo Soo Gaadhay Iyo Qorshaha Dhismaha Jidadka Dalka

Hargeysa (Himilo) Gudida u xilsaaran dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa soo bandhigay deeqo lacageed oo ka soo gaadhay waddamad Maraykanka iyo Ingiriiska.

Gudiga oo warbaahinta uga waramay xadiga lacageed ee soo gaadhay iyo meelaha ay ka yimaadeen iyo cidaha bixiyeyba.

HALKAN KA DHEGAYSO:

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Wasiir-Xirsi-ee-Lacagta-Maanta-soo-gaadhay-Gudida-ka-hadlaya.mp3"][/audio]

[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Wasiir-Xirsi-ee-Lacagta-Maanta-soo-gaadhay-Gudida-ka-hadlaya.mp3"][/audio]

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA

[gallery ids="13428,13427,13426,13425,13424,13423,13422,13421,13420,13419,13418,13417,13416,13415,13414,13413,13412,13411"]
Himilomedia.com

Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment