Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa hadhimo sharafeed uu ku maamuusayo qasriga madaxtooyada ugu sameeyey wefti ka socda dalka Ingiriiska, gaar ahaana golaha deegaanka Sheffield city council.
Weftigan oo ujeedada booqashada dalka Somaliland ku yimaadeen ayaa ah inay si toos ah ugu kuurgalaan xaalada dhabta ah ee Somaliland.
Intaasi ka dib ayaa masuuliyiintii labada dhinac ay ka hadleen.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Madaxwaynaha-Jsl-Copy1.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Wasiirka-Arrimaha-Dibada-.mp3"][/audio]
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2015/01/Codka-Hogaamiyaha-Waftiga-Macruuf-.mp3"][/audio]
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment