Tuesday, January 13, 2015

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Dawga-Cad Isla Markaana Xadhiga Ka Jaray Wajigii 1aad Ee Jidkaasi

Hargeysa (Himilo)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo hogaaminaya wefti balaadhan oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo madaxdhaqameed ayaa socdaal hawleed ugu kicitimay deegaano ku yaala waqooyiga Hargeysa.
furitaan dawga cadUjeedada socdaalka madaxweynaha ku qotomay sidii uu ugu kuurgali lahaa halka ay marayso hawsha dhismaha jidka dawga cad oo ay gacanta ku hayaan guddi bulsho.
Weftigan ayaa markii si rasmi ah u gaadheen halka ay ku joogto amase uu haatan marayo dhismaha jidka dawga-cad ayaa waxa loo sameeyey hadhimo sharafeed lagu maamuusay.
Intaasi ka dib ayaa madaxweynaha iyo masuuliyiintii kaleba ay ka hadleen hawsha dhismaha jidka dawga-cad.
HALKAN KA DAAWO

 

[gallery columns="4" ids="13691,13692,13693,13694,13695,13696,13697,13698,13699,13700,13701,13702,13703,13704,13705,13706,13707,13708,13709,13710,13711,13712,13713,13714,13715,13716,13717,13718,13719,13720,13721,13722,13723,13724,13725,13726,13727,13728,13729,13730,13731,13732,13733,13734,13735,13736,13737,13738,13739,13740,13741,13742,13743,13744,13745,13746,13747,13748,13749,13750,13751,13752,13753,13754,13755,13756,13757,13758,13759,13760,13761,13762,13763,13764,13765,13766,13767,13768,13769,13770,13771,13772,13773,13774,13775,13776,13777,13778,13779,13780,13781,13782,13783,13784,13785,13786,13787,13788,13789,13790,13791,13792,13793,13794,13795,13796,13797,13798,13799,13800,13801,13802,13803,13804,13805,13806,13807,13808,13809,13810"]

Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment