Wadaadka Al-shabaab ay Gowraceen ayaa lagu Magacaabi jiray Cabdi sahal Cali Faarax,waxaana uu kamid ahaa Culumada Tabliiqa ee aagaas caanka ka ah.Dadka Degaanka Luuqjeelow ayaa Warbaahinta u sheegay in Gaari ay saarnaayeen Culumada Tabliiq ay kala tageen Marxuunka la dilay,waxaana Shabaab ay ku Eedeeyeen in uu ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Al-shabaab ayaa sidoo kale la sheegay in Bishii la soo dhaafay ay Degmada Buulabarde Tuulo hoostagta ay ku Gowraceen Macalin barre ka ahaa Tugsi Qur’aan ku yaalla halkaasi.
Himilo Media
No comments:
Post a Comment