Hargeysa (Himilo)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daboolka ka qaaday tirada rasmiga ah ee ergooyinka ka qayb-galaysa shirweynaha Xisbigaas oo muddooyinkii u dambeeyey muran ka taagnaa xulashada ergooyinka gobollada iyo degmooyinka.
HALKAN KA DHEGAYSO[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/muuse-biixi.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment