Hargeysa (Himilo)- Wefti uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ka dib markii kulan laba geesood ahi ku dhexmaray magaalada Jabuuti Wasiirrada Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Hawlaha Guud, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Cabdirisaaq Khaliif, kuwaas oo weftiga garaadka ku wehelinayey socdaalka ay ku yimaaddeen Hargeysa.
[gallery ids="2067,2068,2069,2070,2071,2072,2073,2074,2075,2076,2077,2078,2079,2080,2081,2082,2083,2084,2085,2086,2087,2088,2089,2090,2091,2092,2093,2094,2095,2096,2097,2098,2099,2100,2101,2102,2103,2104,2105,2106,2107,2108,2109,2110,2111,2112,2113,2114,2115,2116,2117,2118,2119,2120,2121,2122,2123,2124,2125,2126,2127,2128,2129,2130,2131,2132,2133,2134,2135,2136,2137"]
HALKAN KA DHEGAYSO CODKA
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/CODADKA-SOO-DHAWYANTA-GARAAD-JAAMAC-.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment