Shirka Golaha Wasiirrada oo waxa lagu ansixiyey laba Xeer oo ku saabsan La-dagaalanka Argagixisada iyo Waxbarashada Qaranka.Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo shir-jaraa'id ku qabtay xarunta Qasriga Madaxtooyada, ayaa warbaahinta u faahfaahiyey Natiijada Shirka maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/Shirka-Golaha-Wasiirrada.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment