Hargeysa (Himilo)- Guddoomiyaha Guddiga qaban-qaabada shirweynaha saddexaad ee xisbiga Kulmiye Abubakar Xaamud Jibriil, ayaa shaaca ka qaaday in ugu dambayn 28-ka bisha April uu furmi doono shirweynaha isla markaana uu socon doono muddo laba maalmood ah.Guddoomiyuhu waxa uu sheegay inaanay jirin cid ka maqan ergooyinka ka qayb-galaya marka laga reebo ergooyinka gobollada Sanaag, Sool iyo Salal oo uu sheegay labada maalmood ee soo socda inay ku soo xeroon doonaan caasimadda.
HALKAN KA DHEGAYSO
[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/codka.mp3"][/audio]
No comments:
Post a Comment