Thursday, April 17, 2014

Wasiirro ka tirsan Xukuumadaha Somaliland iyo Jibuuti oo Maanta kulan ku Yeeshay Magaalada Djibouti iyo Nuxurka waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Djibouti (Himilo)- Wasiirrada Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada iyo Hawlaha Guud & Guriyeynta Somaliland Xirsi CalI Xaaji Xasan iyo  Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Jabuuti Mudane Maxamuud CalI Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti, Mudane Cabdi Xuseen Axmed.
Kulankan oo ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO

No comments:

Post a Comment