Hargeysa (Himilo) Shirweynaha saddexaad ee xisbiga Kulmiye oo ay ka soo qayb galeen ergo tiro badan marti sharaf ayaa maalintii labaad lagu doortay hogaanku xisbiga kulmiye hagi doona shanta sano ee soo socda.
DSCF0129Hogaankan maanta la doortay oo ah hogaankii shantii sano ee hore soo hogaaminayey xisbiga kulmiye oo kala ahaa Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye ku xigeenka 1aad Maxamed Kaahin Axmed, Guddoomiye ku xigeenka 2aad Maxamed X Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye ku xigeenka 3aad Cabdiramaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) Guddoomiye ku xigeenka 4aad Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle Iyo Xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye Xasan Siciid Yuusuf.
HALKAN KA DAAWO DOORASHADA HOGAANKA KULMIYE
Himilomedia.com
Hargeysa-Somaliland
No comments:
Post a Comment