Wednesday, April 30, 2014

Madaxweyne Silaanyo oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dalka koonfur afrika




Hargeysa (Himilo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka  koonfur Afrika, kuwaasoo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf  raadinta Jamhuuriyada Somaliland iyo in Dalkani noqdo mid ka mida beesha caalamka ee la aqoonsan yahay.


madaxweynaha  iyo weftiga koonfur afrikaMadaxweynaha silaanyo  ayaa waftiga uga mahad naqay  imaatinkooda  iyo gacan ka gaysashada  qadiyada Somaliland  Madaxweynaha Somaliland waxaanu  ku bogaadiyay  sida ay diyaarka ugu yihiin inay  qadiyadaasi aad nagala shaqaysaan kulankaa madaxwaynuhu markuu dhamaaday waxa ka warbixiyey wasiirka arrimaha Dibeda iyo Xubin ka mida weftiga.


madaxweynaha  iyo weftiga koonfur afrika. 2HALKAN KA DHEGAYSO                                      


[audio mp3="http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2014/04/Codka-Wasiirka-Arrimaha-Dibada-iyo-Weftiga-dalka-soo-gaadhay-.mp3"][/audio]


Himilomedia.com


Hargeysa-Somaliland

No comments:

Post a Comment